Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Jeneraal Cabdi Maxamed Samatar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Jeneraal Cabdi Maxamed Samatar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo bahda Booliska uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariisto Jeneraal Cabdi Maxamed Samatar (Cabdi dheere).

“Waxaan qoyskiisa, asxaabtiisii, bahda booliska iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida Allaha u naxariistee General Cabdi Maxamed Samatar (Cabdidheere)” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026

Jeneraal Cabdi Dheere ayaa muddo dheer si nafhurnimo leh Qaranka ugu soo adeegay, waxaana si gaar ah loogu xusuusan doonaa in uu ahaa sarkaalkii badbaadiyay dhismaha iyo Keydka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka burburkii ka dib.

Allaha u naxariistee marxuumku waxa uu sabab u ahaa in uu badbaado dhaxal mug weyn oo dalkeennu lahaa. Waxaan Eebbe uga baryayaa in uu Jannadii Firdows ka waraabiyo ehelkiisii iyo Ummadda Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray Dekadda Muqdisho

July 25, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Soo Bandhigtay Waxqabadka Afarta Sano ee Diblomaasiyadda Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

July 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, oo la kulmay Wakiilka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya

Defence Minister Fiqi Meets AUSSOM Chief

July 25, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In