Madaxweynaha JFS oo u Hanbalyeeyay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio ...
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Alcadaala ) iyo Wafdi uu hogaaminayo ...
Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in wareegii koowaad ee doorashadii la qabtay Jimcihii shalay ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa magaalada Antalya uga qeybgalay shirka caalamiga ah ee Diblamaasiyadda ...
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa waxaa la sheegay inay toogasho ku dileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka ku ...
Maamulka Gobolka Mudug, kan Degmada Gaalkacyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada magaaladaas ayaa soo dhaweyn diiran u sameeyay Wafdi ...
Kaaliyaha Wasiirka Arimaha Dibada ahna Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Luul Bint Rashid Al-Khater ayaa maanta oo Jimco ah kula kulantay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ...
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo ...
Somali National Army foiled suicide attack in Biyo Adde village of Middle Shabelle region on Friday morning. The forces shot ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho