Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ruuxaani oo ka hadlay doorashada madaxweynenimo ee dalkiisa

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ruuxaani oo ka hadlay doorashada madaxweynenimo ee dalkiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Iiraan Xasan Ruuxaani ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in wareegii koowaad ee doorashadii la qabtay Jimcihii shalay ay horseeday doorashada madaxweyne cusub oo ay yeshaan Dadka Iiraan, laba murashax oo ka mid ah Xisbiga muxaafidka ayaa u hambalyeeyay Musharax Ibraahim Ra’iisi ka hor inta aan la shaacin natiijada rasmiga ah ee doorashada.

“Waxaan ugu hambalyeynayaa guud ahaan dalka hanaanka ay u socoto doorshada, waxaan si rasmi ah ugu hanbalyeeyn doonaa  madaxweynaha la doortay marka aan ogaado natiijada kama danbeysta ah, laakiin waxaan ognahay inay jiraan codad dhiman oo qeyb ka ah natiija” ayuu Ruuxani ku yiri khudbad laga sii daayay Telefishanka Qaranka Iiraan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Tallaabadan ayaa timid iyadoo ay jiraan warar is khilaafsan oo ku saabsan boqolleyda codbixiyaasha ka qeyb qaatay doorashada, halka warbaahintana ay sheegeyso in guusha ay u badantahay musharaxa Ibraahim Ra’iisi.

Telefishinka Dowladda Iiraan ayaa dhawaan shaaciyay in la xiray inta badan goobaha codbixinta ee ay ka socdeen codeynta doorashada madaxweynaha, halka xarumaha qaarna waqtiga codbixinta ay ku kordhiyeen muddo labo saacadood ah.

Afar ka mid ah Toddobadii musharrax ee ka soo baxay Golaha Ilaalinta Dastuurka ayaa ka haray tartanka, maaddaama Golaha ay la kulmeen dhaleeceyn, taasoo dhalisay walaac ku saabsan doorashada madaxtinimada ee dalkaasi Ka socoto.

Previous Post

Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya oo kaqeyb galaya Madasha Diblomaasiyada Antalya oo kulan la qaatay  dhigiisa Azerbaijan

Next Post

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

Next Post
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta oo lagu soo dhoweeyay Cadaado

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In