Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Turkiga “SAWIRRO”
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Caafimaadka ee dalka ...
















