Wasiirka Waxbarashada oo la kulmay kormeerayasha, Ilaaliyayaasha Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumudda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, (Cabdullaahi Carab) ayaa la kulmay kormeerayasha, ...















