Wasiiru-dawlaha Ganacsiga oo Aaladda fogaan arragga uga qeyb galay Shirka Wasiirada Ganacsiga ee Dalalka Afrika “SAWIRRO”
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ...
















