Ciidanka Ilaada Xeebaha Puntland oo gacanta ku dhigay Markab si sharci darro ah uga Kalluumeysanayay xeebaha Gobolka Bari “SAWIRRO”
Ciidanka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ku qabtay Markab si sharcidaro ...
















