Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Maamulka Cadaado oo xarigga ka jaray Buundada marta bartamaha Magaalada oo dib loo dayactiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Buundadan oo ku taala bartamaha magaalada Cadaado oo burbursaned mudo ayaa waxaa dayactir ku sameeyay shirkada isgaarsiinta hormuud oo kashaneysa gudiga isxilqaan ee magaalada cadaado iyo maamulka degmada.

dhismahii hore ee buundadaan ayaa ahaa mid cariiri kadhigay halka ey laamiga kaga taalo burbur xoogana uu kamuuqdo halka ey gawaaridu maraan balse dhismahaan dambe ayaa balaarin loogu sameeyay iyadoo lagu daray 5-mitir oo labada dhinac ah, taas oo ka dhigtay in laamigu uu noqday mid ay isticmaali kraan gawaari kabadan kuwii horey u isticmaali jiray.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Maxamuud Xasan Cabdille iyo Nabadoon Axmed Cismaan Guudcad, oo ka mid ah guddiga isu xilqaamay arrinkan ayaa kahadlay muhiimda ay leedahay inla dhiso Buundadaan oo bubursaneed sanado badan una mahad celiyay shirkada hormuud.

Ugu dambeyn Guddoomiyaha degmada Cadaado Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xuseen “Tootole” ayaa ku amaanay waxqabadka gudiga isu  xilqaamay dhismaha Buundada Cadaado waxuuna ugu baaqay Bulshada reer Cadaado inay ilaaliyaan Nadaafada Buundad.

Previous Post

Midowga Yurub oo ka hadlay cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay kulan looga hadlayay falanqeeynta waxbarashada

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay kulan looga hadlayay falanqeeynta waxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo daah furtay kulan looga hadlayay falanqeeynta waxbarashada

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In