Jarmalka oo ku dhawaaqay inuu ciidamadiisa kala baxay Afghanistan
Dowladda Jarmarka ayaa sheegatay inay kala baxeen ciidmadeedii dalka Afghanistan kaga jogay Nabad ilaalinta 20-kii sano ee la soo dhaafay. ...
Dowladda Jarmarka ayaa sheegatay inay kala baxeen ciidmadeedii dalka Afghanistan kaga jogay Nabad ilaalinta 20-kii sano ee la soo dhaafay. ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ...
Mareykanka ayaa soo dhoweeyay xabbad joojinta ay dowladda Itoobiya kaga dhawaaqday gobolka Tigreega, halka Jabhadda Xoreynta Tigre ay shegeen inay ...
CIVIL SERVICE REFORM DIRECTOR OF COMMUNICATION Performance Management, Appraisal and Promotion HEAD FINANCE HR ANALYLIST TRANING ICT AND DATABASE OFFICER ...
Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabay dhismaha Tog Biyaha ka qaadaya magaalada si loo yareeyo dhibaatada Biyuhu gaystaan xiliyada roobabka. Toggaan oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi ...
Following two days talks between Federal Government and the leaders of Somalia’s five regional States to discuss on election updates ...
Tababaradan maanta Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ay ka furtay magaalada Baydhabo ayaa ahaa kuwo laga soo qeyb galiyey dhakhaatiir caafimaadka ...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay Aqoon is-weedaarsi ku saabsan xaqiijinta xogaha la xiriira ganacsiga dhoofinta iyo ...
Golaha Wadatashi ee Doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha Doorashada. Jadwalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho