Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Ingiriiska xiriirka labo geesoodka iyo xaaladaha gobolka “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, ...















