Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka
Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta iyo wadashaqeynta shacabka oo saaka soo booqday xarunta Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka ...















