Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Saraakiil ka socotay Dowladda Talyaaniga oo booqasho ku yimid xarunta warbaahinta qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Masuuliyiin ka socda Cutubka ciidamada Talyaaniga ee taakuleynta iyo wadashaqeynta shacabka oo saaka soo booqday  xarunta Radiomuqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa kormeeray qeybaha Warbaahinta.

Kormeerka ayaa ujeedkiisu ahaa billowga Iskaashi dhex mara Warbaahinta Qaranka iyo Dowladda Talyaaniga waxaana saraakiisha iyo Engineerada soo booqday Warbaahinta Qaranka, ay sheegeen inay muhiim u tahay in wadashaqeyn ay yeeshaan Warbaahinta Qaranka Soomaaliya iyo dowladda Talyaaniga.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Agaasimaha Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) iyo Agaasimaha TV-ga Qaranka Sharma’arke Maxamed Warsame iyo madaxda Qeybaha ayaa ku soo dhaweeyay xarunta Warbaahinta waxaana  sharaxaad ka siiyeen howsha Warbaahintu u hayso Bulshada Soomaaliyeed iyada oo ay ku soo wareejiyeen qeybaha oo dhan.

Kormeerka ka dib ayay madaxda Warbaahintu Kulan hor dhac u ah Kulan rasmi ah oo dhex mari doona Wasiirka Warfaafinta, Cismaan Dubbe iyo Danjiraha Talyaaniga la qaateen  saraakiisha si loo xoojiyo Saaxiibtinimadda Labada Dal.

Previous Post

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

Next Post

Madaxweynaha Azerbaijan oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Azerbaijan

Next Post
Madaxweynaha Azerbaijan oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Azerbaijan

Madaxweynaha Azerbaijan oo waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo Azerbaijan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In