Barlamaanka Jaamacadda Carabta oo soo dhaweeyay Shirka golaha wadatashiga Qaranka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaranka ee udhaxeeyay madaxda dowladda ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil bin Cabdul Raxman Al Casumi ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga qaranka ee udhaxeeyay madaxda dowladda ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka ...
U jeedada wefdiga Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa ah is xog wareysi ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo midda ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta hoygiisa ku booqday Imaan Maxamed Yuusuf, isagoo muujiyay ...
Kulankaan ayaa waxaa u jeedkiisa uu ahaa in lagu faafinayo siyaasada waxbarashada dugsiyada gaarka ah ayaa manta ka dhacay caasimada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul ...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysaa maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo diyaarad aan duuliye lahayn oo miinaysan ku weeraray ...
Ra'isul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa faray hay'addaha amniga inay furaan isgoyska Dabka oo xalay la ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) oo kaashanaya qaybta amniga ee AMISOM ayaa bilaabay tababarka bedqabka doorashada iyo dadka ka shaqaynaya. ...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan baaritaanno la xiriira cidda ka dambeysay dilka Saddex Haween ah oo Saakay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho