Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed oo tababar usoo xiray cutubkii afaraad ee ciidamada Koonfur Galbeed.
Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa maanta ka qeyb galay tababar loo soo xirey cutubkii ...















