UNMAS oo gaadiid iyo agab kale ku wareejisay Taliyaha ciidanka xoogga dalka “SAWIRRO”
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka miina baarista UNMAS ayaa gaadiid iyo agab kale oo ciidan ku wareejisay Taliyaha Ciidanka ...
Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka miina baarista UNMAS ayaa gaadiid iyo agab kale oo ciidan ku wareejisay Taliyaha Ciidanka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Admiral ...
Dowladda Japan, oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad $900,000 ...
Tababarkan oo ay soo qaban qaabisay dallada Cafis iyo Vikes ayna kala qayb qaadanaysay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaliya ...
Haweenka Gobalka Banaadir ayaa maanta shir ay ku taageerayeen shirka jihaynta Doorshoyinka Soomaaliya iyo saxiixa heshiiskii 17 September oo maalinta ...
Aqoon isweydaarsigaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen hay'adaha CRC iyo EISA isla markaana ahaa mid ku qotamay aragti aruurin ...
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka ...
Markale ayaa Washington lagu eedeeyay in Golaha Amaanka ay ka hor istaagtay in ay soo saaraan qoraal ay ku dalbanayaan ...
Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu ...
Afhayeen u hadlay dacwad oogaha sare ee gobolka, Letitia James, ayaa sheegay in baaritaanka lagu sameeyay shirkadda Mr Trump in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho