Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee New York oo sheegay in uu baaraitaan ku hayo Shirkadaha Trump

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee New York oo sheegay in uu baaraitaan ku hayo Shirkadaha Trump
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeen u hadlay dacwad oogaha sare ee gobolka, Letitia James, ayaa sheegay in baaritaanka lagu sameeyay shirkadda Mr Trump in uusan sii ahaan doonin mid madani ah.

Ms James ayaa sheegtay in baaritaanka lagu hayo hantidaย  madaxweynihii hore uu bilowday ka hor inta uusan xafiiska imaanin.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Trump ayaa diiday in uu wax khalad ah sameeyay isagoo sheegay in dacwadan ay wadaan xeer ilaaliyaha dimoqraadiga ah ay siyaasad ka dambeyso.

Bayaan ka soo baxay waaxda caddaaladda laguma sheegin in baaritaanka uu ahaa madani sidoo kalena lagama sheegin madaxweynaha qudhiisa eedaha wax ku leeyihiin, badanaa kiisaska madaniga ah shakhsiga ama hantidiisa gaarka ah ayay khuseysaa dacwadda.

Xeer ilaaliyaha New York Ms James ayaa baaritaanka bilowday bishii Maarso kolkaas oo Trump hantidiisa ka been sheegay si uu amaah ugu qaato bankiyadaย  isla markaana hoos u dhigo heerka canshuurta .

Xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa raadinaya documentiyada affar heyโ€™adood oo Trump leeyahay kuwaas oo kala ah, daaradaha uu ku leeyahay degmada Manhattan, Upstate New York, Chicago iyo Los Angeles.

Xeer ilaaliyaha degmada Manhattan Cyrus Vance Jr ayaa dukumiintiyada maxkamada ka sheegay bishii Ogosto ee la soo dhaafay in xafiiskiisa uu baarayo โ€œfal dambiyeed daba dheeraadayโ€ oo ka dhacay hayโ€™ada Trump.

Diiwaangelinta sharciga ah ee Mr Vance waxay xustay maqaallo wargeysyo ku saabsan bangiga la sheegay iyo khayaanada caymiska ee shirkadda.

Qareenka degmada Manhattan ayaa sidoo kale baarey in mid ka mid ah diiwaanada maaliyadeed ee Mr Trump la qirey si loo qariyo lacagaha shushugga ah ee la siiyo laba haween ah sanadkii 2016 kuwaas oo sheegay inay arrimo la leeyihiin.

Xafiiska Mr Vance ayaa sheegay in bishii Febraayo ay heleen canshuur celinta Mr Trump oo qeyb ka ah baaritaanka, kadib dagaal dheer oo dhanka sharciga ah.

Intii uu madaxweynaha ahaa, Mr Trump wuxuu si adag u diiday inuu shaaca ka qaado canshuur celintiisa, in kasta oo uu cadaadis weyn saarey.

Previous Post

AFRICOM Commander visits Djabuti, Somalia and engage with partners in the region

Next Post

Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka oo meel gabagabo ah maraaya

Next Post
Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka oo meel gabagabo ah maraaya

Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka oo meel gabagabo ah maraaya

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In