Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka ...
















