Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo magacabay xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay ...
















