Munaasabad lagu maamusayey Maalinta dhalinyaradda oo lagu qabtay magaalada Dhuusomareeb.
15-ka May, maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan aas aaskii ururkii dhaliyarada SYL ayaa xalay laga maamuusey Magaalada Dhuusamareeb oo ...
15-ka May, maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ku beegan aas aaskii ururkii dhaliyarada SYL ayaa xalay laga maamuusey Magaalada Dhuusamareeb oo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi u diray qoyskiisii iyo bahda Booliska Soomaaliyeed ee uu ...
Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale ayaa sheegay in ceelka af dhurwaayaale ee duleedka Garoowe ...
Allaha u naxariistee taliye ku xigeenkii qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir, Col Axmad Waawayne ayaa ugu geeriyooday Isbitaalka Digfeer ...
Degmada Buulo-burte waxa looga dabal degay munasabad lagu weyneynayo maalinta dhallinyarada, waxana ka soo qeybgalay maamulka Degmada, ururka dhallinyarada iyo ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Taliyaha howlgalka Mareykanka ee Africom Jeneraal Stephen Townsend, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad qado Sharaf ah oo madaxweeynaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya doorka dhallinyarada Soomaaliyeed ee xorriyadda, midnimada iyo dowlad-dhiska dalkeenna ayaa ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, xubno ka tirsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho