Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax-dhigay Xarunta Degmada Cabdicasiis ee Magaalada ...
















