Ra’iisul wasaare Rooble oo Xafiiskiisa ku qabilay danjiraha Dawladda Imaaraatka u fadhiya Soomaliya “SAWIRRO”
Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Carabta u fadhiya Soomaaliya ...
















