Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwayne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad isbitaal looga furayey Magaalada Dhuusomareeb.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Madaxwayne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad isbitaal looga furayey Magaalada Dhuusomareeb.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin uu ka mid yahay maayerka Dhuusamareeb iyo wasiiro ayaa ka qayb galey munaasabada daah furka Isbitaal cusub oo si casri ah loo qalabeeyay, kaasi oo bulshada ku nool Galmudug gaar ahaan caasimadda iyo nawaaxigeeda ay ka heli doonaan adeegyo Caafimaad oo ay u aadi jireen meelo ka baxsan gobolka.

Isbitaalkan oo lagu magacaabo Central Hospital ayay ka howlgali doonaan dhaqaatiir isugu jirta Soomaali iyo ajaanib leh taqasus sare, iyagoo adeegsan doona mishiino casri ah , Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka ayaa kormeeray qaybaha kala duwan isbitaalkan.

Related posts

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026

Maamulaha guud ee Isbitaalada Central ee Somaliya-Cabdiraxiin Sh. Nuur Nageeye ayaa sharaxay habka uu u shaqeynayo isbitaalkan , waxa uuna xusay in ay diyaar u yihiin in ay daboolaan baahida isbitaal ee Magaalada Dhuusomareeb iyo nawaaxigeeda.

Gudoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow ayaa xusey in furitaanka faraca isbitaalkan kusoo beegmey xili baahi weyn loo qabay.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo isna goobta ka hadlay ayaa ugu dambeyn ka mahad celiyay hirgalinta isbitaalkan.

Previous Post

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Macalin Bashiir Cabdi oo loo heysto inuu dilay xaaskiisii

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo mashruuc cafimaad oo bilaash ah ka daahfuray deegaano hoostago Gaalkacyo.

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

DAAWO SAWIRRADA: Howlgalkii Ciidanka Ay Kula Wareegeen Kuntuwaareey Iyo Carruur Ay Soo Furteen

Somali Special Forces Eliminate Seven Al-Shabaab Fighters in Midnight Operation

July 13, 2026
0

The specially trained Danab Commandos of the Somali National Armed Forces conducted a planned operation shortly after midnight in Sablaale...

Kumaandooska DANAB oo Jubbada dhexe ku dilay Horjooge u dhashay Dalka Nepal

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaadka Khawaarijta

July 13, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay saqdii dhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay degmada Sablaale ee gobolka Shabeellaha...

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo ka qeybgashay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Khudbad ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In