Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo mashruuc cafimaad oo bilaash ah ka daahfuray deegaano hoostago Gaalkacyo.

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo mashruuc cafimaad oo bilaash ah ka daahfuray deegaano hoostago Gaalkacyo.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan oo ay taaba gelintiisa iska kaashadeen wasaarada caafimaadka Galmudug iyo Hay’adda M.S.F  Soomaaliya isla markaana mashruuc loogu talagaly bixinta caafimaadka aas aasiga oo  si lacag la’aan ah loo  gaarsiinayo bulshada ku nool deegaanka Xaarxaar oo ay ku nool yihiin kumaanaan isugu jira barakacayaal iyo danyar ayaa waxaa  si rasmi ah xariga uga jaray wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug Dr C/wali C/llaahi Jaamac iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda MSF Soomaaliya

Munaasabada daahfurka mashruucaan oo ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan bahda caafimaadka iyo  maamulka dagmada Galkacyo ee Galmudug ayaa waxaa ugu horeeyn ka hadlay ku xigeenka duqa dagmada Galkacyo injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo xusay in mashruucaan uu yahay mid si weyn u anfacaya bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deegaanka Xaarxaar maadama ay yihiin barakacayaal intooda badan qoysaska halkaasi ku nool.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Galmudug Dr C/wali C/llaahi Jaamac ayaa isna ka hadlay ahmiyada uu mashruucaan u leeyahay bulshada ku nool deegaanka Xaarxaar  rajada ay ka qabaan daboolista baahiyada caafimaad ee ka jira deegaanka iyo daadaalka ka wasaarada ahaan ay u galeen in laga hirgaliyo deegaanka Xaarxaar.

Previous Post

Madaxwayne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka qeyb galay Munaasabad isbitaal looga furayey Magaalada Dhuusomareeb.

Next Post

In ka Badan 30 ruux oo ku dhimatay shil Tareen oo ka dhacay dalka Bakistaan.

Next Post
In ka Badan 30 ruux oo ku dhimatay shil Tareen oo ka dhacay dalka Bakistaan.

In ka Badan 30 ruux oo ku dhimatay shil Tareen oo ka dhacay dalka Bakistaan.

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In