Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed oo maantay tagay Buurhakaba+Sawirro
Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed Eng. Cabdifitaax Isxaaq Maxamed iyo xildhibaan Bishaaro Cali Nuur ayaa maanta tagay degmada Buurhakaba ...
Wasiir ku xigeenka waxbarashada Koofur Galbeed Eng. Cabdifitaax Isxaaq Maxamed iyo xildhibaan Bishaaro Cali Nuur ayaa maanta tagay degmada Buurhakaba ...
Taliyaha qeybta guud ee gobolka Banaadir ee booliiska gaashaanle sare Farxaan Maxamuud Aadan ayaa maanta kormeerey goobaha uu ka socdo ...
Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta booqasho ku tegaya dalka jabuuti, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada ...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa maanta tagay dalka Rwanda, waa safar heerkiisu sareeyo oo la doonayo in lagu hagaajiyo xiriirka ...
Waxaa hadda socota xafladda xiritaanka shirka wada tashiga qaran ee doorashooyinka dalka, oo magaalada Muqdisho uga socday maalmihii la soo ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo hogaaminaysa Xildhibaanno ka mid ah ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Siraaji ...
Wasaaradda Arimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha Golaha deegaanka Degmada Balanbal. Liiska caawa ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Isxaaq Cali Subug ayaa maanta shir-gudoomiyey shirka golaha Amniga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho