Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayay badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha “SAWIRRO”
Wasaaradda caafimaadka ayaa qabatay shir looga arinsanayey badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha ee ku aadan caabuqa COVID-19, iyadoo kaashaneysa ...
















