Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub u anba-baxay

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub u anba-baxay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta oo Arbaco ah safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu yimid Aqalka Cad ku aadaya waddanka Ingiriiska, halkaas oo ugu qeybgali doono shirkaururka G7 oo dooddiisa ugu badan ay noqon doonto tallaalka xanuunka COVID-19.

Biden oo socdaalkiisa Qaaradda Yurub uu qaadan doono muddo siddeed maalmood ah ayaa wuxuu kale dib ugu yagleeli doonaan xiriirkii Mareykanka iyo xulufadiisa, kaas oo xumaaday intii uu talada hayay Madaxweyne Donald Trump.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa qortay in Madaxweyne Biden uu sidoo kale 16-ka June magaalada Geneva ee waddanka Switzerland kula kulmi doona madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin, waxaana Biden qorshihiisu yahay in Putin uu kala hadlo walaaca ku saabsan weerarada madax furashada ah ee ka imaanaya Russia, faragalinta Moscow ee Ukraine iyo arrimo dhowr ah oo kale, waxaana kulanka uu noqon doona midka ugu saameynta badan inta uu safarkiisa ku jiro, maadaama Putin uu xiriir wanaagsan lalahaa madaxweynihii isaga ka horreeyay.

Biden wuxuu maalinta Khamiista ah sidoo kale kulan la yeelan doona Raโ€™isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson, kaas oo ka dhici magaalada xeebta ah ee Cornwall, waxaana labada hoggaamiye dib u soo cusbooneysiin doonaan โ€˜xiriirka gaarka ahโ€™ ee u dhexeeya Mareykanka iyo Ingiriiska kaddib ka bixitaankii Ingiriiska ee Midowga Yurub.

Marka uu dhammaado shirka G7 oo socon doona muddo saddex maalmood ah, waxay Biden iyo marwadiisa Jill Biden booqasho ugu tagi doonaan boqoradda Ingiriiska Queen Elizabeth, waana markii labaad oo Biden la kulmo boqoradda Ingiriiska, iyadoo kulankoodii hore uu dhacay sanadkii 1982, xilligaas oo uu ahaa Senator laga soo doortay gobolka Delaware.

Intaas kaddib, wuxuu Biden u safri doonaa magaalada Brussels, halkaas oo uu wadahadallo kula yelan doono hoggaamiyeyaasha NATO iyo Midowga Yurub, waxaaba la filayaa in ajandaha ugu muhiimsa ee kulankoodu uu noqon doono faragalinta Ruushka, Shiinaha iyo xoojinta difaaca xulifada NATO.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo wasiirka Cadaaladda oo si wadajir ah u furayย  Aqoon korarsi ku saabsan ka hortaga fikirka xagjirka

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeer ku tagay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In