Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo wasiirka Cadaaladda oo si wadajir ah u furay  Aqoon korarsi ku saabsan ka hortaga fikirka xagjirka

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo wasiirka Cadaaladda oo si wadajir ah u furay  Aqoon korarsi ku saabsan ka hortaga fikirka xagjirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo lagu dahfurayay siminaar ku saabsan  wacyigalinta ka hortaga fikirka xagjirka ah ayaa loo furay qaar ka mid ah sarakiisha iyo ciidamo ka tirsan Asluubta ee ka howlgal xabsiga dhaxe ee xamar.

Madasha ayaa waxaa ku sugnaa wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta iyo qaar ka mid ah culumaa’udiinta bixindoonta  Wacyigalintan oo socondoonta mudo sadex cisho ah.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayaa kula dardaarmay Ciidanka in ay ka faa’ideestaan aqoonta ay bixin doonan Culimadan ka socota wasaaradda diinta Awqaafta.

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble, ayaa tilmaamay in cashirada la bixin doona ay yihiin kuwa looga hortagayo fikirka qaldan ee xagjirka si maxaabista looga wacyigaliyo.

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in markasta ay xooga sarayaan sare u qaadista Aqoonta Ciidanka Asluubta lanajoogteendoono.

Previous Post

Guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda oo ka shiray Amniga xuska maalmaha Xorriyadda

Next Post

Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub u anba-baxay

Next Post
Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub u anba-baxay

Madaxweynaha Mareykanka oo Maanta safarkiisii ugu horreeyay ee Yurub u anba-baxay

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In