Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray goobaha laga qaadayo ciidamadii dhawaan soo galay Muqdisho
Ra’iisiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howsha lagu furayo ciidammada looga qaadayo qaar ka mid ah ...
Ra’iisiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray howsha lagu furayo ciidammada looga qaadayo qaar ka mid ah ...
A Communique on the Resumption of Diplomatic Relations Between the Republic of Kenya and the Federal Republic of Somalia.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xiriirkii diblomaasiyadeed ee ay la lahayd dowladda Kenya ...
Tababarkaan oo soconayay muddo 12 maalmood ah isla markaana ahaa mid lagu baranayay habraaca ka hortagga danbiyada iyo baaristooda ayaa ...
Murashax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa laga gaaray arrimaha amniga Caasimadda, gaar ahaan xalinta rabshadihii ka ...
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed "Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Si loo dhiiri geliyo saraakiisha iyo Ciidamada sugaya Nabadgelyada magaalada Muqdisho ayaa Wasiirada Cadaaladda iyo Duulista Hawada, Gudoomiayaha Degmada Hodan, ...
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaarada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho