Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay marti galisay qaxooti badan sanadkii 2020
In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 Soomaaliya nabadgelyo u raadsaday sida ay sheegtay hay'adda UNHCR ...
In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 Soomaaliya nabadgelyo u raadsaday sida ay sheegtay hay'adda UNHCR ...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan looga hadlayay dardargalinta howlaha hortabinta leh ee Wasaaradda ...
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay guddomiyeyaasha dagmooyinka gobolka, kaasi oo maanta lagu soo gabo gabeeyay ...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey ...
Shan qof ayaa ku dhimatay dab xoog leh oo ka kacay machadka Serum ee dalka Hindiya. Dhismaha machadka ayaa ah ...
Wasiiru Dowlaha Aminga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya mudane, Cusmaan Abuukar Dubbe oo uu wehliyay Agaasimaha Wakaaladda Wararka SONNA Cali Cabdulqaadir ...
Wasaaradda difaaca Itoobiya ayaa sheegtay in ay isdhiibeen labadii taliye ee hogaaminayay dagaalka kooxda TPLF . Maj. Gen Mohamed Esha ...
Dhismahan ayaa ah meesha ugu weyn aduunka ee lagu farsameeyo talaalka COVID-19 saraakiisha dab-demiska waxay sheegeen in sababta dabka la ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Sheekh Bagadi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho