Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya oo si wadajir ah u daah furay mashaariic muhiim ah “SAWIRRO”
Madaxwayne kuxigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka ...
















