Wasiirka Gaashaandhigga oo bogaadiyay howlgallada ciidamada xoogga dalka ay ku baacsanayaan argagixisada Al-Shabaab
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane Xasan ...
















