Ra’iisul Wasaare Rooble oo caawa kulan la leh madaxda Galmudug, HirShabeelle iyo Midowga Musharaxiinta “SAWIRRO”
Kulan u dhaxeeya Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, madaxweynayaasha Galmudug, HirShabeelle iyo xubno ka tirsan midowga ...
















