Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Golaha Shacabka arrimaha Doorashooyinka iyo Xaaladda Dalka “SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey fadhi gaar ah oo Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ...
















