Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri yeelana shir gaar ah
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo ...
Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri oo Sabti ah 01da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo ...
Mas'uuliyiin ka socday Hay'addaha Garsoorka Dowlad Gobaleedka Galmudug iyo Saraakiil ka socatay laamaha Amniga Heer Federaal ee ka howlgallaa Galmudug ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ay ka sameeyeen deegaannada Mubaarak, Daarusalaam, iyo Isoo-mareey oo hoostaga degmada Awdheegle ee ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Gollaha Deegaanka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Guddoomiye u doortay Mudane Maxamed Macalin Yuusuf, halka Guddoomiye Ku-xigeena ay u ...
Duqa Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan Marwo Nadar Tabaax Maalin ayaa maanta deeq isugu jirta Xoolo nool oo Ari ah ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa la kulmay qaar ...
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga isku duwidda Wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee howlgalka AMISOM oo isugu jiray labo heer ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho