Haweenka Gobolka Banaadir oo qabtay shirweyne lagu taageerayo saxiixa heshiiskii 17 September “SAWIRRO”
Haweenka Gobalka Banaadir ayaa maanta shir ay ku taageerayeen shirka jihaynta Doorshoyinka Soomaaliya iyo saxiixa heshiiskii 17 September oo maalinta ...
















