Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madax kale oo la kulmay Wasiirka Iskaashiga Sweden “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad-goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa la ...














