Dallada Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ku aadan shirka Golaha Wadatashiga Qaran.
Qeybaha kala duwan ee dalladaha culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga ...
Qeybaha kala duwan ee dalladaha culimada Soomaaliyeed oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay shirka golaha wadatashiga ...
Kulan looga hadlayo la dagaalanka argagixisada iyo sugida amniga ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Kulanka ayaa ...
Shirka Golaha wada tashiga Qaran ee Arimaha doorashooyinka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya,maamul goboleedyadda iyo gobolka Banaadir ayaa maalintii ...
Diyaarada siddey rakaab dalxiisayaal u badan oo ka soo duushay magaalada Athens ee dalka Giriiga una socotay Dalka Lithuania ayaa ...
Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Galmudug Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa kulan ...
Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu uga warbixiyey ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar Magaalada Dhuusamareeb uga furtay qaar ka mid ah Shaqaalaha ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo galay maalintiisii labaad. ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa la kulmay Madaxa Amisom iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha ...
Waxaa maalinkii labaad galay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka ee uu guddoominayo Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho