Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad si cajiib ah loogala degey eedeysane rakaab ahaa

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Diyaarad si cajiib ah loogala degey eedeysane rakaab ahaa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarada siddey rakaab dalxiisayaal u badan oo ka soo duushay magaalada Athens ee dalka Giriiga una socotay Dalka Lithuania ayaa si qasab ah loogu dejiyey magaalada Minsk ee dalka Belarus.

Diyaarada ayaa markii ay hawada Belarus mareysay la dhinac dhigay laba diyaaradood oo kuwa dagaalka ah, loona sheegay in diyaarada bam ku xiranyahay oo ay qasab tahay in la dajiyo diyaarada si loo badbaadsho rakaabka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Roman Protasevich oo ahaa wariye dibad joog ka ahaa wadankaas Belarus sanado badan ayaa hadiiba lagala haray rakaabkii xabsigana loo taxaabay, waxaana rakaabkii iyo duuliyeyaashiina loo sheegay in laga waayey bomkii loo maleynayey in uu ku xiranyahay diyaaradda.

Belarus oo ah dalka kaliya ee uu ku haray xukunka dilka ah ayaa laga yaabaa in ay wariyahaas ku xakumi doonaan dil toogasho ah.

Hogaamiyaha mucaaradka ee Belarus ayaa sheegay in laga bilaabo dhacdadan aaney cidina isku aamini doonin in ay ku duusho hawada Belarus.

Wariyaha ayaa sheegay in markii uu ka soo duulayey caasimada giriiga uu nin dheer oo da’ dhexaada bidaarna leh uu isku dayey in uu duubto baasaboorkeyga oo markaas ii furnaa, balse waan ka jeestay oo kana dhaqaaqay.

Dowladda Lithuania oo ay diyaaraddu u socotay ayaa falkaasi ku tilmaamay mid gaf ah oo ka baxsan qawaaniinta caalamig ah

Previous Post

Maxay ka wadahadleen Madaxweyne Qoor Qoor iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya? “SAWIRRO”

Next Post

Shirka wadatashiga Qaran oo maanta looga hadlayo arrimo muhiim ah

Next Post
Shirka wadatashiga Qaran oo maanta looga hadlayo arrimo muhiim ah

Shirka wadatashiga Qaran oo maanta looga hadlayo arrimo muhiim ah

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In