Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay askari dilay qof shacab ah
Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay ...
Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo Warbaahinta la hadalay ay sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ku guuleystay tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu socday ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed bilashada bisha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan Ummadda Muslimka ah ...
Bismillaaahi Al-raxmaani Alraxiim, Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wa barakaatu 1442/9/1 H 2021/4/13 M Munaasibadda bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan hambalyo ...
Wasiiru dowlaha wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Maxamuud Macalin Yaxye ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xuska aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed kula qaatay Ciidanka Milatariga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho