Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka ...
Munaasabada oo ka dhacday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo u jeedkeeduna ahaa caleemo saarka Suldaanka cusub ee la doortay ...
Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay adkeynta amniga la qaatay taliyaha cusub ee qeybta guud booliska gobolka Banaadir iyo ...
Somalia’s House of the People voted on and overwhelmingly endorsed The Motion for Special Electoral Law on Directing the ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay meel mariyeen sharci ...
Maamulka degmada Kaxda oo ay weheliyaan odayaasha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer ku ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad Wariye Sihaam Xasan ayaa ...
Somalia's Police Chief Gen.Hijar has fired Banadir regional police commissioner Sadak Omar Joon. Farhan Mohamed is appointed a new Banadir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho