Shirka isku xirka adeegyada caafimaadka oo Galmudug lagu qabtay “SAWIRRO”
Shirkan oo sadaxdii biloodba mar ay qabato Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa looga hadlaa isku xirka iyo qiimeynta xaaladaha adeegyada Caafimaadka ...
Shirkan oo sadaxdii biloodba mar ay qabato Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa looga hadlaa isku xirka iyo qiimeynta xaaladaha adeegyada Caafimaadka ...
Wasaaradda arrimaha guddaha, federaalka & dib u heshiisiinta ee dawlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa hay’adda UN-Habitat/JPLG ayaa soo qaban qaabiyey ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Sabti ah kaga guddoomay xafiiskiisa Wasaaradda ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa tababarka hagaha canshuuraha maxaliga ah u soo xirtay 10 ...
Barakacayaasha ku nool Kaamka Gargaar ee Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Balcad ayaa walaac xoogan ka muujiyay roobka guga oo ...
Abuurkan oo ka kooban Galey cad iyo digir gaduud daaweysan tayo dhameystirana leh ayey Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo kaashaneysa shirkadda ...
Wasiirada Cadaaladda, Warfaafinta, Ganacsiga, Shaqada iyo Isgaarsiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta booqday isbitaalka Baydhabo oo la dhigay ...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya, sharci yaqaano dhanka beeraha ah iyo qubaro ayaa ka qeyb galay kulanka oo u ...
Guddiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray baarista kiiska dilkii Guddoomiyihii hore ee Degmada Hodan Allaha ...
Garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa maanta duulimaad ku timid diyaaradii ugu horaysay ee qaadato taarkada diyaaraddaha ee Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho