Madaxweyne Farmaajo oo safar shaqo ku gaaray Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo ...
















