Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka ...
















