Galmudug iyo HirShabeelle oo qoraal wadajir ah ka soo saaray mowqifkooda doorashada
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa War-murtiyeed ay soo saareen kaga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee caasimadda ka dhacay iyo ...
Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa War-murtiyeed ay soo saareen kaga hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee caasimadda ka dhacay iyo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Dalka ayaa ka ...
Bismillaahi, Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku ku jiro iyo baahida loo qabo in xal deg deg ah ...
Allaha u naxariisto Fanaanad Qaran Xareedo Ismaaciil Cabdi (Duniyo) ayaa dalka UK ku geeriyootay,. Xareedo waxay ka mid ahayd fannaaniintii hore ...
Wasiirka Amniga XFS oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xaalada kusoo korortay Magaalada Muqdisho isagoo sheegay ...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka degmooyinka Gobollada Dalka ee u soo gudbay wareegga labaad ee ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo ...
Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Galmudug G/Sare Maxamed Nuur Cali ayaa magacaabay saraakiisha hoggaanka ururrada ciidamada Daraawiishta Galmudug ee Horseed iyo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa ku baaqay shir ...
Dowladda Kenya ma xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma laakiin waxay doonaysaa in ay xal u hesho arrinta, sidaa waxaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho