Maxamed Ibraahim Macallimuu oo loo magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mudane Maxamed Ibraahim Macallimuu u magacaabay Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. ...
















