Wasiirka Amniga oo shaaciyay inaysan jirin askar weerar ku qaaday Hoyga Madaxweynihii hore Xasan Sheekh
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jaraa'id goor dhow qabtay ayaa sheegay in dad aan ...
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale oo shir jaraa'id goor dhow qabtay ayaa sheegay in dad aan ...
In a joint statement Federal government of Somalia and UN have declared drought in Somalia. More than 80 percent of ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay Munaasabad lagu maamuusayay maalinta Duumada Adduunka. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxa hay’adda Iskaashiga ...
Muqdisho, April 25, 2021 - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ...
Ciidamada Booliska Dawlad Goboleedka Puntland gaar ahaan ku ka hawl gala Magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku soo dhigay masoomayaal iyo ...
Munaasabada Lagu xusayey Maalinta Caalamiga ah Maleeriyada Aduunka 25 April oo Sanad Walba looga Dabaaldego Aduunka oo dhan Ayaa Si ...
Qoysaskaan oo naftooda kala soo cararay dhibaatooyinka maleeshiyaadka argagixisada ee Al-shabaab ay ka geysanayaan deegaanada koofurta gobalka Mudug gaar ahaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho