Aqoon isweydaarsi ku saabsan go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Aqoon isweydaarsigan ku saabsan ka go’naanshiyaha Qaran ee yareynta saameynta isbadalka cimilada iyo istaraatiijiyadda qarashka ku baxa Soomaaliya oo uu ...
















