Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qorshe lagu hormarinaayo waxbarashada gobalka Mudug oo ka socda Gaalkacyo

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Qorshe lagu hormarinaayo waxbarashada gobalka Mudug oo ka socda Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha maxkamadda Gobalka Mudug  abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, oo ay wehliyaan qaar ka mida culumada gobalka mudug iyo aqoon yahanao ayaa  magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay aqoonyahano ka socday mid ka mida Jaamacadaha dalka, kuwaas oo ujedkoodu yahay in ay door ka geystaan sii xoojinta horumarada waxbarashada dalka gaar ahaan magaalada Gaalkacyo

Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Mudug  abuukaate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, ayaa ugu horeyn ka hadlay soo dhaweynta isaga oo ka warbixiyay ujeedka imaasnshaha aqoon yahanadaan soo gaaray Gaalkacyo isagoona tilmaamay in ay u yimaadaan sidii door  muuqda ay uga qaadan lahayeen horumarinta waxbarashada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026

Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Daahaa Cabdifitaax Cabdullaahi dhoodaan iyo masuliyiintii kale oo ka socday jaamacada Daahaa   oo ka mid ahaa aqoon yanahadii soo gaaray Gaalkacyo  ayaa iasaguna  ka mahad celiiyay soo dhaweynta isagoo dhanka kalana xusay in ay u yimaadeen Gaalkacyo sidi ay uga qeyb qaadan lahaayeen xoojinta waxbarashada gaar ahaan mida heerka Jamacadeed.

Dar dar galinta horumarinta waxbarashada ayaa ah mid si weyn looga dareemayo sanadihii u danbeeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Previous Post

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ka sameeyay gobalka Hiiraan

Next Post

Wiil da”yar oo ku guuleystay naqshadeynta diyaarado (Sawirro)

Next Post
Wiil da”yar oo ku guuleystay naqshadeynta diyaarado (Sawirro)

Wiil da"yar oo ku guuleystay naqshadeynta diyaarado (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In