Warka Duhurnimo
https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/538383483994596
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya, Khadiija Maxamed Diiriye ayaa billad sharaf ku guddoonsiiyay, hey’adda Hormuud Salaam Foundation doorka ...
Wefdig uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Koofur Galbeed ayna kamid yihiin; wasiirada Maaliyadda, Amniga, wasiiru dowlaha madaxtooyada iyo mas’uuliyiin kale, ...
Kulanka uu goob joog ka ahaa Taliyaha Qaybta 21-aad ciidanka xoogga Dalka Gen. Maxamed Cadoow Cali sanka, Taliyeyaasha qaybaha Kala ...
Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM, qaybtooda Burundi ayaa gacanta ku soo dhigay tiro maleeshiyada Al-Shabaab ...
Carruurtani oo ku dhaawacantay Hoobiyaal argagixisada Al-shabaab ku tuureen Dugsi lagu barto Qur’aanka kariimka oo ku yaal gudaha degmada Awdheegle ...
Booliska Bangladesh ayaa xiray boqolaal Islaamiyiin ah usbuucii la soo dhaafay, ka dib markii lagu eedeeyay in ay horkacayeen banaanbaxyo ...
Roobka Gu'ga ayaa ka curtay deegaanada gobolka Bakool oo xoolo dhaqatadii mar hore u guureen deegaano kale jiilaalka oo dheeraaday ...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo guddiga la tacaalidda Covid 19 ee gobolka Mudug ayaa degmada Hobyo kula wareegay haamanka hawada siiya ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho