Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo kormeeeray dhismaha Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Galmudug.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo ay Wehliyaan Maamulka Dhuusamareeb ayaa booqdey halka uu ka soconayo mashruuca balaarinta xarunta dhexe ee ...
















